More

    Cudur aan la aqoon oo dad ku dilay Karkaar, Puntland

    Published on:


    Mas’uuliyiinta degmada Rako Raaxo ee gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegay in ugu yaraan afar qof ay dhinteen ka dib markii uu halkaasi ka dilaacay xanuun soo ritay dadka deegaanka, kaas oo aan ilaa hadda noociisa la garan.Guddoomiyaha degmada Rako Raaxo ee gobolka Karkaar, Cabdirashiid Cumar Siciid ayaa VOA u sheegay in xanuunka uu wato qufac iyo qandho daran, taas oo sababtay in, inta ay xaqiijiyeen, afar qof oo labo ka mid ah ay yihiin dumar ay u dhinteen.Waxa uu la hadlay wariyaha VOA, Yuusuf Maxamuud Yuusuf.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here