More

    Xukuumadda cusub ee Somaliland ‘oo dib u eegaysa’ is-afgaradkii Itoobiya

    Published on:


    Hargeysa — 
    Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Somaliland Cabdiraxmaan Daahir Aadan Bakaal, ayaa sheegay in ilaa hadda aanu arag qodobadii ku qornaa heshiiskii is-afgarad ee madaxweynihii hore Muuse Biixi Cabdi uu la galay Ethiopia.
    Wasiirka ayaa sheegay inay eegayaan haddii uu jiro mad madaw ku jiray heshiiskaasi, isagoo tilmaamay in aanay xukuumaddan cusub ee madaxweyne Cirro, Ictiraafka ku bedelayn inay bixiso dhulka iyo khayraadka Somaliland.
    Wasiirka ayaa hadalkan ka sheegay kulan guddi hoosaadka arrimaha dibadda ee golaha wakiilada ay ku weydiiyay su’aalo la xiriira qodobbadii hesiiska is af-garadka ugu waynaa.
    Sahra Ciidle Nuur ayaa inoo haysa faah-faahinta hadalka wasiirka.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here