26.8 C
Mogadishu

Soomaaliya

Galka Baarista: Halista ku xeeran jarista dhirta Soomaaliya

Galka Baarista: Halista ku xeeran jarista dhirta Soomaaliya Barnaamijka Galka Baarista waxa ku saabsan yahay halista ka iman karta dharista dhirta Soomaaliya ee dhuxusha...

Shirkadda Hormuud oo abaal-marin lagu guddoonsiiyey Columbus

Columbus —  Magaalada Columbus ee gobolka Ohio ayaa toddobaadkan waxaa lagu qabtay xaflad abaalmarinno lagu guddoonsiinaya shaqsiyaad iyo shirkado Soomaaliyeed, kuwaasoo loo texgaliyay waxyaabihii...

Warbixin: Somaliland iyo ahmiyadda ilaalinta deeganka.

Warbixin: Somaliland iyo ahmiyadda ilaalinta deeganka. Read More

Puntland oo dib u dhiseysa waddooyin ay burburiyeen roobab

Boosaaso —  Roobab mihiigaan ah oo mararka qaarkood dabeylo wata oo ka da’ay Puntland bilihii lasoo dhaafay ayaa wax yeelo u gaystay buundooyinka iyo...

Baraha Kontorool ee Muqdisho oo la geeyey eeyo amniga suga

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay baraha ciidan ee laga soo galo magaalada Muqdisho waxay gaysay Eeyo baara gaadiidka soo galo caasimadda.Afhayeenka...

The Intel we know is dead, but its new Lunar Lake chips are very much alive

Intel Table of Contents Table of Contents A new focus TSMC for the first time The specs It’s not an exaggeration to call Lunar Lake radical. The upcoming chips...

Exploring GIGABYTE AI PC technology: The Computex AI exhibit everyone should see

GIGABYTE Table of Contents Table of Contents GIGABYTE’s Computex AI Exhibit: Experience the future GIGABYTE AI PC: Features and applications explored This isn’t Skynet. AI isn’t taking over...

Jubaland iyo Koonfur Galbeed oo ka horyimid in ciidamada Itoobiya dalka ka baxaan

Kismaayo —  Mas’uuliyiin ka tirsan maamul goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Jubaland ayaa muujiyey inaysan la dhacsanayn in ciidamada Itoobiya ay ka baxaan Soomaaliya dhammaadka...

Sh/Dhexe: Taliya lagu dilay dagaal ay la galeen maleeshiyo beeleed

Taliyihii ururka Daraawiishta booliiska gobolka Shabeellada Dhexe laba xidigle Cabdulqaadir Maxamed Xaashi iyo seddex qof oo shacab ah ayaa lagu dilay iska hor...

Wareysi: Taliyaha booliska Puntland oo faah-faahiyey howlgallo amni oo ay fuliyeen

Boosaaso —  Taliyaha ciidamada booliiska ee Puntland Jeneraal Muumin Cabdi Shire ayaa ka hadlay hawlgallo dhinaca amniga ah oo ka dhacay maamulka, oo ay...

Qualcomm is invading PCs, and says it’s ‘not going anywhere’

Qualcomm Qualcomm’s Computex 2024 keynote was relatively uneventful. The company just went on a tear as Microsoft introduced Copilot+ PCs, so the hourlong presentation...

Shilalka baabuurta oo ku soo badanaya Muqdisho

Muqdisho —  Magaalada Muqdisho waxaa sii kordhaya shilalka gaadiidka ee ka dhaca waddooyinka kuwaas oo dhaliyey dhimasho iyo dhaawac.Tirada baabuurta ee soo galaysa magaalada...

Recent articles