24.8 C
Mogadishu

Soomaaliya

Ciyaaraha Todobaadka Soomaalida Toronto oo xalay furmay

Magaalada Toronto ee dalka Canada waxaa xalay ka furmay cayaaraha toddobaadka Soomaalida oo lasoo qabanayay soddonkii sano ee u dambeeyay.Qaban qaabiyeyaasha ayaa ujeedka...

Dhalinyaro ku tartamay nadaafadda deegaanka oo xalay Muqdisho lagu guddoon-siiyay abaalmarinno

Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu abaal mariyay dhallinyaradii ka shaqeyneysay Mashruuc waddani ah oo loogu magac daray "Xus oo xaaqo" kaas oo ahaa...

Roob dabeylo watay oo dad ku dilay Borama

Hal qof ayaa la xaqiijiyay in uu ugu dhintay magaalada Boorama roob dabeylo watay oo shalay ka da’ay magaalada iyo hareeraheeda.Dabeylaha ayaa sidoo...

Here’s how Claude 3.5 Sonnet and GPT-4o stack up in a direct comparison

Table of Contents Table of Contents Pricing and tiers Advantages of using Claude Advantages of using GPT-4o Speed and accuracy comparison Which is better? In the ever-growing large language model...

Dell Copilot+ PCs and Snapdragon X processors are the ultimate power convergence

Dell Table of Contents Table of Contents What is on-device AI available on Windows Copilot+ PCs? Dell Windows Copilot+ PCs: XPS, Latitude, and more Typically, anytime you introduce...

Faaqidaadda: Isbeddelka lagu sameeyey muddo xileedka madaxweynaha Jubaland

Kismaayo —  Barnaamijka Falanqeynta Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay isbeddelkii xildhibaanada ay ku sameeyeen dastuurka Jubaland, kaasi oo u ogolaanaya in madaxweynaha...

Abiy oo sheegay in Itoobiya ay xaq u leedahay helitaanka adeeg-badeed

Addis-Ababa —  Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiyi Ahmed oo mar kale ka hadlay khilaafka ka dhashay heshiiskii isafgaradka ahaa ee ay dhawaan la galeen Somaliland.Abiy...

Wadahadallo Gaalkacyo uga socda Galmudug iyo Puntland

Gaalkacyo —  Magaalada Galkacyo waxaa ka socda wada-hadallo u dhaxeeya wasiirro ka kala socda Galmudug iyo Puntland.Wadahadalka ayay ujeeddadiisu tahay sidii xal loogu heli...

Jowhar oo laga billaabay mashruuc beero Greenhouse ah

Jowhar —  Si looga badbaado abaaraha iyo fatahaadaha soo noqnoqda ee ku dhufta guud ahaan Soomaaliya gaar ahaanna HirShabeelle, loona kordhiyo wax soo-saarka dhinaca...

Soomaaliya ‘oo qorsheynaysa’ miisaaniyad 50% ka timaada kalluumeysiga

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa qorsheyneysa in miisaaniyadda dalka ay sanadaha dhow 50 boqolkiiba ka timaado kalluumeysiga, waxaaa sidaas sheegay ra’iisul wasaare Xamza Cabdi...

Bandhigga VOA: Fursadaha waxbarasho dibadeed ee dhallinyarada Soomaaliyeed

Bandhigga VOA: Fursadaha waxbarasho dibadeed ee dhallinyarada Soomaaliyeed Read More

Somaliland oo Jabuuti ku eedeysay inay marti-geliso xubno dagaal ka kicinaya Awdal

Hargeysa —  Wasiirka Warfaafinta ee Somaliland ayaa ku eedeeyey dalka Jabuuti inay martigelinayaan xubno doonaya inay dagaal iyo dad kicin ka sameeyaan gobolka Awdal.Wasiirka...

Recent articles