24.5 C
Mogadishu

Soomaaliya

Golaha Ammaanka oo kordhiyay muddada ATMIS ay joogayaan Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee QM ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyay qaraar qabyo ah oo oggolaanaya in dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika ay...

Xanuunka Busbuska oo lagu arkay dalal deris la ah Somalia

Ka dib xanuunka ka dillaacay Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ah ee Congo, ee Busbuska, ayaa la sheegayaa in xanuunkaasi uu si weyn ugu faafay meelo...

Warbixin: Afduubyada ku soo badanaya Gaarisa

Dalka Kenya waxaa ku soo badanaya afduubka loo geysto dhalinyarada tasoo shacabku ay ku eedeeyaan laamaha ammaanka ee Kenya, halka ciidamada booliskuna ay...

Biden oo soo jeediyey hab lagu dedejinayo codsiyada magangelyo doonka

Maamulka madaxweyne Biden ee dalkan Maraykanka ayaa soo bandhigay qorshe cusub oo lagu dedejinayo habka loo maareeyo codsiyada magangelyo ee dadka iska dhiibaya...

Bandhigga VOA: Saamaynta hoos u dhaca lacagta birta Ethiopia uu ku yeeshay gobolka Awdal

Bandhigga VOA: Saamaynta hoos u dhaca lacagta birta Ethiopia uu ku yeeshay gobolka Awdal Read More

There’s something strange about the latest update to ChatGPT

OpenAI announced that it has implemented a new version of its GPT-4o large language model to drive its ChatGPT chatbot, but it has declined...

Soomaaliya iyo Masar oo kala saxeexday heshiisyo dhinaca difaaca iyo amniga ah

Madaxweynaha dalka Masar Cabdulfataax al Siisi ayaa caasimadda dalka Masar ee Qaahira ku qaabilay wefti ka socda dawladda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo madaxweyne...

Roobab dabeylo watay oo dhibaato ka geystray Laasqoray

Roobab dabeylo watay oo ka da’ay demada Laasqoray ee gobolka Sanaag, ayaa sababay sababay khasaaro isugu jiray dhaawac soo gaaray qaar ka mid...

Shir caalami ah oo looga hadlayo biyaha oo ka soconaya Toronto

Shir caalami ah oo looga hadlayo arrimaha biyaha ayaa maalintii 4-aad ka socda magaalada Toronto ee dalka Canada, kaasoo ay ka qeyb galayaan...

Ilhan Cumar oo ku guuleysatay doorasho aad xasaasi u aheyd

Ilhan Cumar oo ah mudane ka tirsan Koongareeska Mareykanka, ayaa marki afraad ku guuleysatay murashaxnimada kursiga ay ku matasho degmada shanaad ee gobolka...

Galka baarista: Halista daawooyinka sida khaldan loo qaato

Galka baarista: Halista daawooyinka sida khaldan loo qaato Read More

Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay shirkii Turkiga ee u dhexeeyey iyaga iyo Ethiopia

Masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan dawladda Soomaaliya ayaa ka hadlay shirkii ka socday dalka Turkiga ee lagu dhexdhexaadinayey Soomaaliya iyo Ethiopia. Wasiirka arrimaha...

Recent articles