31 C
New York

Roobab dabeylo watay oo dhibaato ka geystray Laasqoray

Published:

[ad_1]

Roobab dabeylo watay oo ka da’ay demada Laasqoray ee gobolka Sanaag, ayaa sababay sababay khasaaro isugu jiray dhaawac soo gaaray qaar ka mid ah dadka deegaanka iyo burbur hantiyeed.Wariyaha VOA-da ee Boosaso, ayaa arrintan ka wareystay Guddoomiyaha Degmada Laasqoray, Cabdikarim Yuusuf Jaamac.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img