26.4 C
Mogadishu

Soomaaliya

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray askar cusub, una baxay Eritrea

Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xaasan Sheekh Maxamud ayaa maanta tababar ugu soo xiray Garoonka Bellidogle ee Gobolka Shabelelada Hoose cutubyo ka tirsan ciidamada Komandosta...

Puntland oo dib u billowday akadeemiyada culuumta kalluumeysiga badda

Boosaaso —  Dowlad goboleedka Puntland ayaa dhawaan dib u billowday akadeemiyadda culuumta kalluumeysiga badda.Akaadeemiyaddan ayaa hadda lagu billaabay 40 arday, waxaana kaalinka qaadan doonta...

Madasha Haweenka: Doorka haweenka Soomaaliyeed ee nabadeynta

Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka haweenka Soomaaliyeed ee nabadeynta, waxaana marti ku ah Saynab Ugaas Yaasiin Ugaas Cabdiraxmaan,...

Adobe is giving creators a way to prove their art isn’t AI slop

With AI slop taking over the web, being able to confirm a piece of content’s provenance is more important than ever. Adobe announced...

Dowladda oo sheegatay dilka ku dhowaad 60 Shabaab ah

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa maanta sheegatay in ku dhowaad 60 maleeshiyo oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab lagu dilay howlgallo ka dhacay gobollada Galgaduud...

Xamza oo sheegay in aanu burburin shirka Golaha Wadatashiga

Muqdisho —  Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo xalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee maalmihii la soo...

Galka Baarista: 30 isbaaro, 3 calan, laba madaxweyne iyo ku-xigeen

Beledweyne —  Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa ay salka ku hayso xaaladda cakiran ee Beledweyne, oo laga cabanayo 30...

Xildhibaan Abiib oo markii ugu horreysay ka hadlay xarigiisa

Hargeysa —  Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka mid ah golaha wakiillada ee Somaliland lagana soo doorto gobolka Awdal ayaa markii ugu horreysay ka hadlay...

Dad ku dhintay doon ku qallibantay meel u dhaw Jowhar

Jowhar —  Hal qof ayaa dhintay, mid kalana waa la la’yahay, kaddib markii dooni ay la socdeen 7 qof ay ku rogmatay meel u...

Siyaasiin uga digay madaxweyne Xasan ‘isku moddo kororsi’

Muqdisho —  Qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa ka digay in isku day muddo kororsi oo ay ku eedeeyeen inuu madaxweynaha talada...

Maxaa la isku mari waayey Shirka Golaha Wadatashiga Qaran?

Muqdisho —  Waxaa natiijo la’aan ka soo dhammaaday shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socday Villa Somalia, iyada oo madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe uu...

Shirka dhameystirka qorshaha horumarinta qaran oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho —  Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka furmay shir looga hadlay dhameystirka qorshaha horumarinta qaran ee dowladda Soomaaliya, kaasi oo soo billawday sannadkii...

Recent articles