26.9 C
Mogadishu

Soomaaliya

Runway brings precise camera controls to AI videos

Content creators will have more control over the look and feel of their AI-generated videos thanks to a new feature set coming to...

Agaasimaha CIA-da oo booqasho ku tegay Muqdisho

Muqdisho —  Agaasimaha hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA, William J. Burns ayaa shalay booqasho ku tegey magaalada Muqdisho, isagoo la kulmey madaxweynaha Soomaaliya Xasan...

Muxuu ka dhigan yahay hadalkii Abiy ee la xiriiray helista bad?

Addis-Ababa —  Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo la hadlayay baarlamaanka dalkaasi ayaa mar kale ku celiyay in dalkiisa ay ka go'an tahay inuu...

Elon Musk reportedly will blow $10 billion on AI this year

Digital Trends Between Tesla and xAI, Elon Musk’s artificial intelligence aspirations have cost some $10 billion dollars in bringing training and inference compute capabilities...

Puntland oo nasiib darro ku tilmaamtay go’aanada shirkii Golaha Wadatashiga

Garoowe —  Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo uu shir gudoominayay Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ayaa nasiib daro ku tilmaamay go’aanka ka soo baxay shirkii...

Maxay ka dhigan yihiin qodobadii ka soo baxay shirka Golaha Wadatashiga?

Muqdisho —  Waxaa shalay lagu soo geba-gebeeyay magaalada Muqdisho shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee halkaas uga socday madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada.Madaxda...

Golaha Ammaanka oo ansixiyey wax ka beddelka UNSOM

New York —  Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa shalay ansixiyay ansixiyay in Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya ee (UNSOM) loo beddelo mid...

Aragtida shacabka Muqdisho ee shirkii Golaha Wadatashiga Qaran

Muqdisho —  Waxaa shalay lagu soo geba-gebeeyay magaalada Muqdisho shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee halkaas uga socday madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada. Madaxda...

ChatGPT’s Advanced Voice Mode just came to PCs and Macs

You can now speak directly with ChatGPT right on your PC or Mac, thanks to a new Advanced Voice Mode integration, OpenAI announced...

War-murtiyeed laga soo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaran

Muqdisho —  Waxaa goor dhow lagu soo geba-gebeeyay magaalada Muqdisho shirkii golaha wadatashiga qaran ee halkaas uga socday madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamul...

Xasan Sheekh oo sheegay inuu diyaar u yahay inuu la hadlo Deni iyo Axmed Madoobe

Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu la hadlo oo uu la fariisto Madaxda Dowlad Goboleedyada Jubbland...

Soomaaliya oo eriday diblamaasi Itoobiyaan ah

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya, ayaa Talaadadii shalay dalka ka eriday diblamaasi Itoobiyaan ah oo ka howlgalayay safaaradda Itoobiya ee magaalada Muqdisho.Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya,...

Recent articles