24.5 C
Mogadishu

Soomaaliya

Jubaland oo ka hortimid ansixinta sharciga doorashooyinka dalka

Kismaayo —  Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa si weyn uga soo horjeestay sharciga ay ansixiyeen labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya ee doorashooyinka tooska ah.Wasiirka warfaafinta...

Mucaaradka oo kasoo horjeestay sharciga doorashooyinka

Muqdisho —  Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay ansixiyay sharciga doorashooyinka tooska ah ee ay soo gudbisay xukuumadda Soomaaliya. Tallaabadan ayaa waxaa ka hor yimid, mucaaridka Dowladda...

More proof that AI images are becoming modern-day clip art

Google Google has announced that Gemini-based AI image generation will soon be built right into Google Docs. This is a follow-up announcement to the...

Caweyska Washington: Taariikhda fannaankii Maxamuud Xaaji Cali Gaaywarow

WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaad ku maqli doontaan taariikh kooban oo ku...

Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Axmed Siilaanyo

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo VOA-da la soo xiriiray ayaa ka tacsiyeeyay geerida Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed...

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Read More

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey...

Xaggey mareysaa tirinta codadka Doorashooyinka Somaliland?

Tirinta codadka doorashadii Arbacadii ka dhacday Somaliland ayaa weli socota, iyadoo dadweynuhu ay u dhag taagayaan natiijada rasmiga ah ee laga sugayo Guddida...

Madaxweynihi hore ee Somaliland oo geeriyooday

Allah ha u naxariistee, waxaa xalay fiidkii magaalada Hargeysa ku geeriyooday madaxweynihi hore ee Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud oo ku magac dheeraa Siilaanyo. Axmed...

Ururro Soomaali ah oo caawiya Soomaalida ku cusub Canada

Ururrada Soomaalida ee ka dhisan magaalada Niagara Fallas ee gobolkan Ontario ee dalka Canada oo xuduud la leh magaalada Buffalo ee gobolka New...

YouTube’s new AI music remixer could let you swap genres

Musicians could soon be able to remix the songs that they upload to YouTube thanks to an experimental AI tool currently rolling out to...

Bluesky has ‘no intention’ to train generative AI on user content

Cristina Alexander / Digital Trends After adding its 16 millionth user to the platform on Friday morning, social media platform Bluesky addressed concerns from...

Recent articles