Dowladda gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa ku dhawaaqday lacag kordhin loo sameynayo shaqaalaha gobolka Ontario oo ah kan ugu dadka badan Canada.
Gobolkaasi...
Waxaa dib u soo laabtay adeegyada dhanka online-ka ee dunida, kaddib marki ay cillad farsamo oo baaxad-weyn ku dhacday shirkadaha maamula adeegyada internetka...