24.5 C
Mogadishu

Caalamka

Dowladda Canada oo xallineysa dhibaatada guryo yarida Toronto

Xilli dhibaato dhanka guryaha ah ay wali ka jirto dalka Canada, gaar ahaan magaalada Toronto oo ay deggen yihiin Soomaalida ugu badan ee...

Soomaalida ku nool Ontario oo helaya mushaar kordhin

Dowladda gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa ku dhawaaqday lacag kordhin loo sameynayo shaqaalaha gobolka Ontario oo ah kan ugu dadka badan Canada. Gobolkaasi...

Adeegga internetka dunida oo dib u soo laabtay kaddib cillad ku dhacday Jimcihi

Waxaa dib u soo laabtay adeegyada dhanka online-ka ee dunida, kaddib marki ay cillad farsamo oo baaxad-weyn ku dhacday shirkadaha maamula adeegyada internetka...

Walaac soo wajahay Soomaali deggan Toronto

Soomaalida qaar ee magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa walaac ka muujiyay is rasaaseyn uu qof ku dhintay oo Talaadadii ka dhacday Fallstaff...

Wareysi ku saabsan Xujeyda maanta taagnaa Banka Carafo

In ka badan hal milyan oo qof oo Muslimiin ka kala timid caalamka ayaa maanta taagnaa Buurta carafe, iyadoo ay tahay maalinta ugu...

Recent articles