Wicitaanka Dhageystaha: Waa sidee xaaladda xoolaha iyo xoola-dhaqatada Soomaaliya?

0
175


Washington — 
Xoolaha ayaa ka mid ah ilaha ugu waaweyn ee dhaqaalaha Soomaaliya, hase yeeshee dhowrkii sano ee lasoo dhaafay ayaa xoolaha iyo xoolaleyda waxaa si daran u saameeyay musiibooyinka dabiiciga ah ee ka dhashay isbedelka cimilada, sida abaaraha iyo dadadka soo noqnoqda.
Haddaba waa sidee xaaladda iyo xoolaha iyo xooladhaqatada Soomaaliya? su’aashaas iyo su’aalo kaleba waxaa ka jawaabaya wasiirka xannaanada xoolaha, dhirta iyo daaqa dowladda federaalka Xasan Xuseen Eelaay oo marti ku ah barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here