22.9 C
New York

Dib u dhis lagu billaabay waddooyinka Jabuti

Published:


Waxaa todobaadkaan dalka Jabuti laga billaabay, dib u dhis iyo dayac-tir lagu sameynayo qaar ka mid ah jidad iyo waddooyin ku yaalla magaalada Jabuti ee caasimadda Jabuti.
Jidadkaasi ayaa intooda badani ay waxyeello kasoo gaartay, daad ka dhashay roobab mahiigaan ahaa oo Jabuti ka da’ay. Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa Jabuti kasoo diray, Ramadan Musa.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img