Roob dabeylo watay oo dad ku dilay Borama

0
167


Hal qof ayaa la xaqiijiyay in uu ugu dhintay magaalada Boorama roob dabeylo watay oo shalay ka da’ay magaalada iyo hareeraheeda.Dabeylaha ayaa sidoo kale waxyeello gaarsiiyay meelo ay ka mid tahay xarunta Jaamacadda Camuud. Warbixintan waxaa Borama kasoo diray, Hashim Sheekh Cumar Good.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here