Dagaal beeleed dad badan ay ku dhinteen oo mar kale ka dhacay Mudug

0
174


Gaalkacyo — 
Inta la xaqijiyay 10 qof ayaa dhimatay tiro kalana way ku dhawacmeen dagaal maanta ka dhacay waqooyi bari ee gobalka Mudug.Dagaalka oo u dhaxeeyey laba maleeshiyo beeleed oo halkaa wada dagan ayaa sida dadka deegaanku ay VOA u xaqiijiyeen waxa uu salka ku hayaa dilal horey uga dhacay deegaano hoos taga Afbarwaaqo ee gobalka MudugMas’uuliyiinta maamulada Galmudug iyo Puntland oo VOA ay la xiriirtay ayaa u sheegay inay wadaan dadaalo lagu joojinayao dagaalka.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here