22.2 C
New York

Kor u kaca dhoofka liinta iyo xoolaha nool ee Kismaayo

Published:


Dhaqdhaqaaq ganacsi oo la xiriira dhoofinta wax soo saarka liinta iyo xoolaha nool ayaa ka socda magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland.
Liinta iyo xoolaha loo dhoofinayo debedda ayaa waxaa bogaadiyey qeybaha bulshada Kismaayo oo ay kujiraan mas’uuliyiin iyo ganacsato, kuwaas oo qaarkood sheegay inay tahay tallaabo ay fursad shaqo ka heli karaan dhalinyarada deegaanka.
Wariyaha VOA-da ee magaalada Kismaayo Aadan Maxamed Salaad ayaa warbixintaan noo soo diray.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img