25.2 C
New York

Shariif Sheekh Axmed oo dowladda ku dhalliilay hubkii dhowaan dalka soo galay

Published:


Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay xaaladda dalka gaar ahaan wararka ku saabsan hubka dhowaan soo galay waddanka, la dagaalanka Al-Shabaab iyo arrimaha doorashada. Shirkaasi jaraa’id waxaa warbixintan inooga soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img