22.6 C
New York

Bandhigga VOA: Maxay Somaliland uga dhigan tahay doorashadii dhacday?

Published:


Hargeysa — 
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa ay Somaliland uga dhigan tahay doorashadii dhowaan dhacday, ayada oo ay hadda socdaan munaasabadaha ay xilalka kula wareegayaan mas’uuliyinta uu magacaabay madaxweynaha cusub ee Somaliland Cabdiraxmaan Cirro.
Sahra Ciidle Nuur ayaa soo jeedineysa.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img