More

    Tag: Xassan

    Martida Makarafoonka: Sh. Xassan Dhooye

    Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay faa'iidooyinka bisha barakeysan ee Ramadan, waxaana ku marti ah Shiikh Xassan Dhooye....

    Caweyska Washington: Maxamed Sh. Xassan Libinside

    Caweyska Washington: Maxamed Sh. Xassan Libinside Washington — Barnaamijka Caweyska Washington waxaad toddobkaan ku maqli doontaan wareysi uu barnaamijka siiyay Dhaqan-yaqaan Maxamed Sh. Xassan...

    Xassan Sheekh: Waa in dadka la siiyo fursad ay ku doortaan ‘ciddii matali lahayd’

    Xassan Sheekh: Waa in dadka la siiyo fursad ay ku doortaan 'ciddii matali lahayd' Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in dalka ay ka qaban doonaan...

    Martida Makarafoonka: Dr. Xassan Al-Basri

    Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay fahamka siyaasadda Soomaaliya, waxaana marti ku ah Dr. Xassan Al-Basri oo dhowaan...

    Madaxweyne Xassan Sheekh oo Asmara ku Suggan

    WASHINGTON —  Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gelinkii dambe ee maanta(December, 25 2024) tagay Magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritria. Waa markii...

    Martida Makrafoonka: Danjire Ilyaas Cali Xassan

    Muqdisho — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania, Danjire Ilyaas Cali Xassan, waxaana uu ka hadlayaa...

    Baarlamanka Soomaaliya oo ansixiyay codsi uu u gudbiyay Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud

    Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixyay codsi kaga yimid madaxweyne Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo ahaa in muddo bil ah ay...

    Barn. Martida Makarafoonka: Gud. Muuse Xassan Yuusuf

    Barn. Martida Makarafoonka: Gud. Muuse Xassan Yuusuf Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka toddobaadkan waxaa marti ku ah Muuse Xassan Yuusuf oo ah...

    Madaxweyne Xassan oo mamnuucay hubka lagu dhex haysto magaalooyinka

    Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sh. Maxamuud oo ka hadlay masjid ku yaalla Madaxtooyada ayaa waxa uu mamnuucay in hub lagu dhex haysto magaalooyinka waaweyn,...

    Martida Makarafoonka: Dr. Xassan Hoosow, La-Taliyaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha

    Madaxweynaha Soomaaliya ayaa horrantii sannadkii hore ku baaqay in is-beddel lagu sameeyo xaaladda Soomaaliya ee xilligan, isaga oo sheegay inay muhiim tahay in...