More

    Tag: Wasaare

    Axad, Mar 30, 2025-Raysal Wasaare Xamse oo Maanta Salaadda Ciida kula Tukaday deegaanka Nambar 50 Shacab iyo Ciidan

    Axad, Maarso 30, 2025 (HOL) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa saakay Salaadda Ciidda kula tukaday cutubyo ka tirsan...

    Talaado, Jan 21, 2025-Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay Wasiirka arrimaha gudaha Finland oo soo gaartay Muqdisho

    Talaado, January 21, 2025 (HOL) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ay hoggaaminayso Wasiirka Arrimaha Gudaha...

    Puntland oo ka jawaabtay hadalkii Ra’iisul Wasaare Xamza

    Garoowe —  Xukuumadda Puntland ayaa ka hadashay howlgada ciidaankooda ay ka wadaan degaanada buuralayda ah ee ku yaalla gobolka Bari halkaasi oo oo maalmihii...

    Ra’iisul Wasaare Xamza oo beddelay wasiiro is-casilay

    Muqdisho —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa soo magacaabay wasiiru dowlaha wasaaradda qorshaynta iyo wasiir ku-xigeenka waxbarashada kadib markii dhawaan ay xilkan...

    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo safar ku tegay Baydhaba

    Baydhaba —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta safar shaqo ku tagay magaalada Baydhaba, halkaasi oo la filayo inuu kulamo kula yeesho...

    Ra’iisul Wasaare Xamza iyo madaxweyne ku-xigeenka Kenya oo kulmay

    Nairobi —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa Talaadadi shalay magaalada Nairobi kula kulmay madaxweyne ku-xigeenka Kenya.Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta...

    Ra’iisul Wasaare Xamza oo ay booqasho uga billaabatay Kenya

    Nairobi —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, halkaasi oo ay...