More

    Tag: wadahadallada

    Wareysi: Fiqi oo faah-faahiyey wada-hadallada Qaahira

    Qaahira —  Wafdi uu hogaaminaayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tegey magaalada Qaahira, halkaasi oo uu kulamo kula leeyahay madaxda dalkaas.Labada dal ayaa...

    Fidan oo war ka soo saaray wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya

    Ankara —  Dowladda Turkiga ayaa shaacisay qaab cusub oo ay u wajaheyso wada-hadallada ay ku dhex-dhexaadineyso Soomaaliya iyo Itoobiya kadib markii ay fashilmeen wareeggii...

    Wareegii 3-aad ee wada-hadallada Soomaaliya iyo Ethiopia oo baaqday

    Ankara —  Waxaa baaqday wareegii 3-aad ee shirka lagu dhex-dhexaadinayo dalalka Ethiopia iyo Soomaaliya, kaasi oo la filayay in berri uu ka furmo magaalada...

    Golayaasha sharci dejinta Somaliland oo ka doodaya joojinta wada-hadallada Somaliya iyo Somaliland

    Labada Gole ee sharci dajinta ee Somaliland ayaa billaabay mooshin ay ku joojinayaan wada hadallada u dhexeeye Somaliland iyo Soomaaliya. Wadahadalladan ayaa soo...

    Maxaa kasoo baxay wadahadallada nabadda Sudan ee Geneva ?

    Wadahadallo nabadeed oo uu gar-wadeen ka ahaa Mareykanka oo u dhaxeeyay dhinacyada ku dagaallamaya Sudan, ayaa ku guuldarreystay in ay soo afjaraan dagaalka...

    Wadahadallada Soomaaliya iyo Itoobiya oo dib uga billaabanaya Ankara

    Wasiirrada arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa lagu wadaa in todobaadka soo socda ay mar kale ku kulmaan magaalada Ankara. Warkaan waxaa shaaciyay...