More

    Tag: waa

    Xassan Sheekh: Waa in dadka la siiyo fursad ay ku doortaan ‘ciddii matali lahayd’

    Xassan Sheekh: Waa in dadka la siiyo fursad ay ku doortaan 'ciddii matali lahayd' Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in dalka ay ka qaban doonaan...

    Waa maxay ujeedka uu Xamza u tegay Baydhaba?

    Baydhaba —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa shalay tagay magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka...

    Waa maxay ujeedka socdaalka Xasan Sheekh ee dalalka Bariga Afrika?

    Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay booqashooyin isdaba joog ah ku kala bixiyay, wadamada Uganda, Brundi...

    Warbixin: Waa sidee heerka faqriga ee Soomaaliya?

    Muqdisho —  Warbixin dhawaan kasoo baxday Bankiga Adduunka oo qiimeyn ku sameysay heerka faqriga ee Soomaaliya ayaa muujisay, in dalku uu horumar ka sameeyay...

    Waa maxay ahmiyadda maalintan Ciidul-adxaa?

    Maanta oo Axad ah, waxaa dunida Muslimka iyo meelaha ay ku noolyihiin dhammaan Muslimiinta Caalamka looga dabaal-dagayaan munaasabadda maalinta weyn ee Ciidul-adxaa. Haddaba, ahmiyadda...

    Wicitaanka Dhageystaha: Waa sidee xaaladda xoolaha iyo xoola-dhaqatada Soomaaliya?

    Washington —  Xoolaha ayaa ka mid ah ilaha ugu waaweyn ee dhaqaalaha Soomaaliya, hase yeeshee dhowrkii sano ee lasoo dhaafay ayaa xoolaha iyo xoolaleyda...

    Xuseen Macallin: Qorshuhu waa in Al-shabaab aysan dhaafin bilaha soo socda

    Muqdisho —  La-taliyaha Amniga Qaranka ee madaxweynaha Soomaaliya, Xuseen Macallin ayaa sheegay in qorshihii dowladda ee dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, aanu 'waxba iska...

    Mahad Waasuge: Arrinta ugu culus ee hortaalla dowladda waa maareynta doorashada dowlad-goboleedyada

    Mahad Waasuge: Arrinta ugu culus ee hortaalla dowladda waa maareynta doorashada dowlad-goboleedyada Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo...