Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay weerarkii kooxda Al-Shabaab ay xalay ku qaaday Liido, waxaana ay sheegtay in uu ka dhashay qasaaro badan...
Washington —
Hoggaamiyayaasha dhalinyarada Soomaalida ee gobolka Minnesota ayaa sheegay in mar kale la arkay tirada dhalinyarada dilka loo gaysanayo oo korodhay sannadkan marka...