26.8 C
Mogadishu

Tag: Somaliland

Jabuuti oo faah-faahisay dekadda ay u yaboohday Itoobiya

Jabuuti —  Jabuuti ayaa mar kale Isniintii sheegtay inay u yaboohdayAddis Ababa heshiis deked wadaag, tallaabadaas oo lagu doonayo in lagu qaboojiyo xiisadda ka...

Golaha Wakiilada Somaliland oo diiday in xasaanadda laga qaado xildhibaan Abiib

Hargeysa —  Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan deg deg ah oo ay Hargeysa ku yeesheen ku diiday codsi uu horey ugu gudbiyay Xeer...

Muxuu sharciga Somaliland ka qabaa in la xiro xildhibaan?

Hargeysa —  Waxaa shalay magaalada Hargaysa lagu xiray xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland, lagana soo doorto gobolka Awdal.Xildhibaanka ayaa...

Xildhibaan Maxamed Abiib oo lagu xiray Hargeysa

Hargeysa —  Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ee Somaliland ay xireen xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan golaha wakiillada...

Faahfaahinta dekedda ay Djibouti u soo bandhigtay Ethiopia

Dawladda Jubuuti oo isku dayaysa inay qaboojiso xiisadda u dhexeysa Soomaaliya iyo Ethiopia oo maalmahan sii xumaanayey ayaa u soo bandhigtay Ra'iisal wasaare...

Soomaaliya iyo Ethiopia oo siyaabo kala duwan uga falceliyey xiisadda ka taagan gobolka

Weli waxaa sii xoogeysanaya xiisadda ku xeeran muranka ka dhashay heshiiskii Badda ee u dhaxeeyay Somaliland iyo Ethiopia. Wasiirka Gaashaandhigga ee Soomaaliya Cabdulqaadir...

Somaliland oo si adag uga hadashay taageerada milateri ee Masar ay siisay Somalia

Somaliland ayaa si adag uga hortimi taageerada milateri ee ay dawladda Masar u fidisay Soomaaliya, iyaga oo tallaabadaas ku macneeyey inay tahay mid...

Ethiopia oo sheegtay inaanay daawade ka noqonaynin, arrimaha ka socda gobolka

Dawladda Ethiopia ayaa si adag uga hadashay xaaladda ammaanka ee gobolka Geeska Afrika, iyo weliba walaaca ay ka qabto xilliga kala guurka ee...

Afartan sano ka dib, Masar oo Soomaaliya gaarsiisay gargaarkii milateri ee ugu horreeyey

Dawladda Masar ayaa Salaasadii shalay waxay Soomaaliya gaarsiisay gargaarkii milateri ee ugu horreeyey, in ka badan afartan sannadood. Baraha bulshada iyo qaar ka mid...

Golayaasha sharci dejinta Somaliland oo ka doodaya joojinta wada-hadallada Somaliya iyo Somaliland

Labada Gole ee sharci dajinta ee Somaliland ayaa billaabay mooshin ay ku joojinayaan wada hadallada u dhexeeye Somaliland iyo Soomaaliya. Wadahadalladan ayaa soo...

Madaxweyne Biixi oo ka hadlay amaro ka soo baxay xukuumadda Soomaaliya

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka jawaabay qoraal dhawaan ka soo baxay Wasaaradda Ganacsiga ee Soomaaliya oo lagu farayay Ganacsatada adeegsada magaca...

Madaxweyne Xasan muxuu ka yiri cashuuraha dooddu ka taagan tahay iyo xiisadda Ethiopia

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay cashuuraha cusub ee doodda dhaliyey. Madaxweynaha oo xalay hadal u jeediyey shacabka ayaa sidoo kale...

Recent articles

spot_img