More

    Tag: sii

    Khamiis, May 15, 2025-Mudaharaad lagaga soo horjeedo sii daynta maxaabiis la sheegay in Somaliland sii danaynayso oo ka dhacay Burco

    Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - Mudaharaad lagaga soo horjeedo warar lagu baahiyay baraha bulshada oo sheegaya in xukuumadda Somaliland ay sii dayn...

    Khamiis, May 15, 2025-Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay maxaabiis ay dhawaan sii daynayso

    Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa beenisay warar sheegaya in ay sii daynayso maxaabiistii ay kusoo qabatay dagaalkii Laascaanood, kaddib...

    Mareykanka oo sii wadaya kaalmada uu siiyo Soomaaliya

    MUQDISHO — Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan waxba iska baddalin taageerada maaliyadeed ee ay ka hesho Dowladda Mareykanka, ee dhinacyad horumarinta amniga...

    Puntland oo sii wadda tarxiilka dadka Itoobiyaanka ah

    Boosaaso —  Maamulka Puntland ayaa weli magaalada Boosaaso ku qabqabanaya muhaajiriin ka soo jeeda Itoobiya, kuwaas oo magaaladaasi u tagay si ay Carabaha uga...

    Dagaallada ka socda Hiiraan oo sii xoogeystay

    Buuloburte —  Waxaa sii xoogeysanaya dagaallada ka socda gobolka Hiiraan ee u dhaxeya ciidaamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa degaanka oo isku dhinac ah,...

    Markabkii Shiinaha ee lagu afduubtay xeebaha Soomaaliya ‘oo la sii daayey’

    Muqdisho —  Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa sheegtay Isniinta maanta ah in markab kalluumeysi oo laga leeyahay Shiinaha, kaas oo lagu afduubtay meel ka...

    Faaqidaadda: Colaad beeleedyada sii kordhaya ee Soomaaliya

    Faaqidaadda: Colaad beeleedyada sii kordhaya ee Soomaaliya Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay colaad beeleedyada sii kordhaya ee ka taqaan qeybo ka...

    Ciidanka Itoobiya ma sii joogayaan Soomaaliya kadib heshiiskii Ankara?

    Muqdisho —  Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ka jooga Soomaaliya, gaar ahaan howlgalka ATMIS ayaa waqtigu ka dhamaanayaa bisha 31-ka December, waxaana billaaban doona...

    Muxuu ka dhigan yahay khilaafka siyaasadeed ee sii kordhaya ee Soomaaliya?

    Muqdisho —  Waxaa sii kordhaya khilaafka dhinaca doorashada ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamullada Puntland iyo Jubaland, xilli maalintii shalay ahayd labada...

    Khilaafka Dowladda Federaalka iyo Jubaland oo sii xoogeystay

    Muqdisho —  Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya ayaa ka hor timid tallaabadii xalay madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe uu ku magacaabay guddiga doorashooyinka iyo soohdimaha...

    Markabka Oruç Reis oo ku sii dhawaanaya xeebaha Soomaaliya

    Ankara —  Wasiirka Tamarta Turkey Alparslan Bayraktar ayaa sheegay in markabka sahminta shidaalka ee Oruç Reis uu ku sii dhowaanayo xeebaha Soomaaliya, halkaasi oo...

    Xildhibaan Maxamed Abiib oo xabsiga laga sii daayey

    Hargeysa —  Waxaa maanta xabsiga Mandheera laga sii daayay Xidlhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Aqalka Wakiiladda Somaliland, kadib amar kasoo baxay Maxkamadda Saree...

    Dhalinyaro Soomaali ah oo laga sii daayay xabsiyo ku yaalla Sudan

    Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xabsiyada dalka Suudaan ee uu dagaalku ka socdo ka sii deysay 31 dhallinyaro Soomaali ah oo bilo...

    Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay in ay sii dayso Calinuur Salaad

    Muqdisho —  Ururrada xuquuqda aadanaha iyo hoggaamiyayaasha siyaasadda Soomaaliya qaarkood ayaa ugu baaqay mas’uuliyiinta dawadda federaalka in la sii daayo weriye Calinuur Salaad oo...

    Maalgashiga qurbe-joogta ee Soomaaliya oo sii kordhaya

    Muqdisho —  Sanadihii u dembeeyay waxaa kordhayay xaddiga dadka qurbe joogta ah ee maalgashiga ku sameynaya Soomaaliya. Dhinaca kale dowladda ayaa sheegtay in aan la...