More

    Tag: sheegatay

    Dowladda oo sheegatay dilka 130 Al-Shabaab ah kadib dagaal culus

    Jowhar —  Al-Shabaab ayaa saaka waaberigii weerar culus ku qaaday saldhigyo ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda iyo xoogagga deegaanka ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Dagaallada...

    Puntland oo sheegatay duqeyn ka dhan ah Daacish

    Boosaaso —  Maamul goboleedka Puntland, oo wali dagaal kula jira kooxda Daacish, ayaaa maanta sheegtay in duqeyn ay ka fuliyeen qeybo ka mid ah...

    Jubaland oo guul ka sheegatay dagaal ka dhacay Buulo Xaaji

    Kismaayo —  Deegaanka Buula Xaaji oo 65 km dhanka Koonfur Galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta weerar ku qaaday maleshiyaadka Kooxda Al-Shabaab,...

    Dowladda oo sheegatay dilka ku dhowaad 60 Shabaab ah

    Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa maanta sheegatay in ku dhowaad 60 maleeshiyo oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab lagu dilay howlgallo ka dhacay gobollada Galgaduud...

    Puntland oo beenisay duqeyn ay sheegatay dowladda federaalka

    Garoowe —  Maamulka Puntland ayaa qoraal u soo saaray ku sheegay inaysan jirin weerar ay ciidamo ka tirsan dowladda dhexe ee Soomaaliya ay ka...

    Dowladda Soomaaliya oo sheegatay dilka horjoogeyaal Al-Shabaab ah

    Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in duqeymo ay la kaashadeen saaxiibada caalamka ay ku dileen saddex ka mid ah horjoogeyaasha kooxda Al-Shabaab ee...