More

    Tag: Sharciga

    Mareykanka: Doodda Sharciga Difaaca Caruurta ee Internetka

    WASHINGTON —  Dadaal sharci laba geesood ah oo carruurta looga ilaalinayo waxyeelada ay kala kulmi karaan baraha bulshada ayaa waqtigu ka sii dhamaanayaa marka...

    Jubaland oo ka hortimid ansixinta sharciga doorashooyinka dalka

    Kismaayo —  Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa si weyn uga soo horjeestay sharciga ay ansixiyeen labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya ee doorashooyinka tooska ah.Wasiirka warfaafinta...

    Mucaaradka oo kasoo horjeestay sharciga doorashooyinka

    Muqdisho —  Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay ansixiyay sharciga doorashooyinka tooska ah ee ay soo gudbisay xukuumadda Soomaaliya. Tallaabadan ayaa waxaa ka hor yimid, mucaaridka Dowladda...

    Muxuu sharciga Somaliland ka qabaa in la xiro xildhibaan?

    Hargeysa —  Waxaa shalay magaalada Hargaysa lagu xiray xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland, lagana soo doorto gobolka Awdal.Xildhibaanka ayaa...

    Sharciga xuquuqda naafada Soomaaliyeed oo la horgeeyey Aqalka Sare

    Muqdisho —  Xubno ka mid ah aqoonyahanka naafada ah ee u ololeeya ilaalinta xuquuqda aas-aasiga ah ee naafada Soomaaliyeed ayaa si weyn u soo...