More

    Tag: sharci

    Pakistan: Ajnabiga Sharci Darada ah Hanaga Baxaan

    Wasaaradda arrimaha gudaha Pakistan ayaa jimcihii amartay dhammaan ajnabiga sharci la,anta ah iyo kuwa haysta kaararka ee muwadiniinta Afgaanistaan inay ka baxaan dalkaasi...

    Shariif oo sharci darro ku eedeeyey baarlamanka

    Muqdisho —  Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa Sabtidi shalay su’aal galiyay sharci ahaanshaha kulamada wadajirka ah ee labada qal ee Barlamaanka...

    Golayaasha sharci dejinta Somaliland oo ka doodaya joojinta wada-hadallada Somaliya iyo Somaliland

    Labada Gole ee sharci dajinta ee Somaliland ayaa billaabay mooshin ay ku joojinayaan wada hadallada u dhexeeye Somaliland iyo Soomaaliya. Wadahadalladan ayaa soo...

    Jid-gooyooyin sharci darro ahaa oo laga qaaday gobolka Bay

    Dowlad-goboleedka Koofur Galbeed ayaa sheegay, in ciidamada amniga ay burburriyeen jidgooyooyin sharci darro ahaa oo yiillay jidka isku xira magaalooyinka Buurhakaba iyo Daafeed. Warbixintaan...

    Booliska Soomaaliya oo soo saaray amaro ka dhan ah haysashada hubka sharci darrada ah

    Taliska booliska Soomaaliya ayaa shalay soo saaray amarro la xiriira heysashada hubka iyo gaadiidka aan diiwan gashneyn gaar ahaan mooto bajaajta, kadib howlgallo...

    Waa tee Dowlada Islaamka ah ee boobka uga badan ka gaysata xeebaha Soomaaliya

    , 2023-10-30 14:12:48 , HIIRAAN ONLINE30 Oktoobar 2023Biyaha Soomaaliya ayaa ka mid ah meelaha ugu qanisan kalluumeysiga adduunka oo aan weli si...