Facebook
Instagram
Twitter
Youtube
Home
News
Reviews
Interviews
Guides
Giveaways
Search
My account
Get into your account.
Login
Register
Search
Home
News
Parents told to lead by example and turn off phones this Christmas
Caafimaad
December 18, 2025
Armagh: Rare footage of lunar impact flash captured by observatory
NEWS
December 17, 2025
Shropshire warning over dangerous waste after fires break out
NEWS
December 16, 2025
UK insists negotiations over US tech deal still ‘active’
NEWS
December 16, 2025
UK launches taskforce to ‘break down barriers’ for women in tech
NEWS
December 16, 2025
Reviews
Interviews
Guides
Giveaways
More
My account
Get into your account.
Login
Register
Tag:
Shacab
Axad, Mar 30, 2025-Raysal Wasaare Xamse oo Maanta Salaadda Ciida kula Tukaday deegaanka Nambar 50 Shacab iyo Ciidan
Axad, Maarso 30, 2025 (HOL) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa saakay Salaadda Ciidda kula tukaday cutubyo ka tirsan...
NEWS
March 30, 2025
Waxaan aragnay weli dad shacab ah oo la macaamilaya Khawaarijta
Isniin, Maarso 10, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in ay weli jiraan dad shacab ah oo...
NEWS
March 10, 2025
Shacab ku dhintay qarax miino oo ka dhacay Qalimow, Sh/Dhexe
Balcad — Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatay, tiro kalana wey ku dhaawacantay ka dib markii miino waddada dhinaceeda la galiyay ay la...
Soomaaliya
June 24, 2024
Maamulka Gedo oo u digay shacab u caddaalad doonta maxkamadaha Al-Shabaab
Maamulka gobolka Gedo iyo degmada Luuq ayaa soo saaray digniino ku socda dad shacab oo ay sheegeen inay dacwadahooda la aadaan meelaha ay...
Soomaaliya
June 10, 2024
Militariga Soomaaliya oo lagu eedeeyey inay duqeymo ku dileen shacab
Muqdisho — Hay’adda xuquuqda aadanaha u dooda ee Amnesty International ayaa sheegtay in duqeymo mataano ah oo ay fuliyeen militariga Soomaaliya, oo adeegsanaya diyaaradaha...
Soomaaliya
May 7, 2024