More

    Tag: qeyb

    Sabti, May 17, 2025-Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ka qeyb galaya Shirka Madaxda Ururka Jaamacadda Carabta ee ka furmaya Iraq

    Sabti, May 17, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galaya, khudbadna ka jeedin doona Shir madaxeedka 34aad...

    Isniin, Apr 28, 2025-Madaxweynaha Soomaaliya oo caasumaad rasmi ah ka helay Madaxweynaha Ruushka si uu uga qeyb galo Shirka Moscow iyo Jaamacadda Carabta

    Madaxweynaha Soomaaliya oo caasumaad rasmi ah ka helay Madaxweynaha Ruushka si uu uga qeyb galo Shirka Moscow iyo Jaamacadda Carabta ...

    Dab baabi’yay qeyb ka mid ah Suuqa Xagardheere

    DHADHAB— Dab xoog leh oo Isniintii ka kacay suuqa Xerada Qaxootiga Xagardheer ee dalka Kenya, ayaa la xaqiijiyay in uu baabi’iyay qeybo ka...

    Soomaaliya oo UK uga qeyb gashay shirka dhowrista xogta muwaadinka

    Muqdisho —  Shir dhowaan ka dhacay dalka UK ayaa looga hadlay ahmiyadda ay leedahay dhowrista xogta qarsoon ee muwaadinka, ayada oo shirkaas ay goobjoog...

    Jabuuti oo qeyb cusub ku soo kordhisay kulliyadda Injineeriyadda ee Jaamacadda Jabuuti

    Wasaaradda Tacliinta Sare ee Jabuuti ayaa Jaamacadda Djibouti ku soo kor dhisay xarun isugu jirta shaybaar, iyo cilmi baaris loogu talogalay ardayda barata...