Ku dhawaad 10 qof oo ka mid ah kalluumeysatada ka jallaabta xeebtaha magaalada Muqdisho, ayaa muddo bil ah lagu la’yahay Badweynta Hindiya.
Kalluumeysatada ayaa...
Caabudwaaq —
Maamulka Galmudug ayaa magaalooyinka Caabudwaaq iyo Xeraale ee gobolka Galgaduud ka wada dadaallo lagu soo afmeeraayo colaad dad badan ay ku dhinteen...
Muqdisho —
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa Sabtdii ku dhawaaqay in isaga, madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Uganada iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ay ka...
Maamulka Waqooyi-galbeed ee Pakistan ayaa sheegay in mintidiin ay weerar gaadmo ah ku qaadeen kolonyo ciidan oo marayey meel u dhow xuduudka Afghanistan,...
Hargeysa —
Waxaa magaalada Hargeysa maanta aas qaran loogu sameeyay, Allah u naxariistee madaxweyinihii hore ee Somaliland Axmed Maxmed Maxamuud (Siilanyo) oo dhowaan ku...