26.8 C
Mogadishu

Tag: iyo

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan soo jeedinaya Nuur Xassan Nuur (Bukhaari). Read More

Dowladda oo ku adkeysaneysa doorasho qof iyo cod ah

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale ku celisay inay awoodda dib ugu celinayso shacabka, ayna qabanayso doorasho qof iyo cod ah oo ay...

Madasha Haweenka: Gabdhaha suxufiyiinta iyo warbaahinta qaranka

Madasha Haweenka: Gabdhaha suxufiyiinta iyo warbaahinta qaranka Read More

Madaxweyne Xasan oo ka hadlay dagaalka Al-Shabaab iyo Daacish

Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud, oo maanta ka hadlayay munaasabad lagu furayay isbitaal gaar loo leeyahay oo ku yaalla magaalada Muqdisho, ayaa...

Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka ciidanka Puntland iyo mintidiinta Daacish

Wararka ka imaanaya Puntland ayaa sheegaya in goobaha ay ku dagaallamayaan ciidamada Puntland iyo kuwa Daacish ee buuraha Caalmiskaad ay maanta degganayeen. Puntland waxa...

Soomaalida Tahriibayaasha ah iyo Marinka cusub ee Morocco iyo Mauritania, wareysi

Bilihii u dambeeyay waxaa soo kordhayay wararka la xiriira, muhaajiriinta sharci-darrada ah ee doonaya in ay u safraan Yurub oo Soomaalina ay ku...

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha Read More

Xaaladda qoysas ka barokacay dagaalka ciidamada Puntland iyo kooxda Daacish

Maamulka Puntland ayaa sheegay in 10 kun oo qoys ay ka soo barakeceen dagaalka u dhexeeya ciidamada Puntland iyo kooxda Daacish ee ka...

Trump oo maanta ku dhawaaqayo canshuur-kordhinta biraha iyo jaandiga

WASHINGTON — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Axaddii shalay sheegay, in Isniinta maanta ah uu ku dhawaaqi doono canshuur kordhin gaareysa 25%, taas...

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay dagaallada ka dhan ah Al-Shabaab iyo Daacish

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ka hadashay dagaallada ka socda Hiiraan & Puntland ee looga soo horjeedo Al-Shabaab & Daacish. Dowladda ayaa sheegtay in dagaalladaasi...

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan soo jeedinaya Nuur Xassan Nuur (Bukhaari). Read More

Khamiis, Feb 6 , 2025-Trump oo qorsheenaya in Soomaaliya iyo Morocco uu u qeybiyo Shacabka laga barakicinaayo Magaalada Gaza

Khamiis, February 6, 2025 (HOL) - Warbixin ay soo saartay Israa’iil ayaa lagu sheegay in ay jirto soo jeedin saddex meelood la soo...

Recent articles

spot_img