26.8 C
Mogadishu

Tag: iyo

Somalia oo daah-furtay xeerka qaxootiga iyo magan-galyo doonka

Dowladda federalka ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daah-furtay xeerka qaxootiga iyo magan-gelyo doonka, oo loogu talagalay in lagu maareeyo arrimaha dadka...

Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah

Muqdisho —  Ugu yaraan 50 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal duqeyn ah oo laga fuliyay deegaanka Damasha Shabeelow ee gobolka...

Wicitaanka: Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay hawlaha ay qabato Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Dawladda Federaalka ee Somalia....

Xuutiyiinta Yemen oo Digniin U Diray Dhexdhexaadiyeyaasha Israel iyo Xamas

Xuutiyiinta ee Yemen ayaa sheegay inay afar maalmood oo kama dambeys ah siinayaan dhexdhexaadiyayaasha wadahadallada xabbad-joojinta si ay cadaadis ugu saaraan Israel inay...

Haweenka Soomaaliyeed oo ku Xusay 8-da Maarso Gocasho iyo Adkeysi

Dumarka ku nool meelo kala duwan oo dunida ah ayaa maanta ugu dabaal degay maalinta caalamiga ah ee Haweenka Aduunka ee 8-da Maarso...

Mareykanka oo ka digay weeraro iyo qaraxyo ka dhici kara Muqdisho

Muqdisho —  Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa soo saartay digniin amni oo degdeg ah, oo ku saleysan xog sirdoon oo la isku halleyn karo...

Borama: Dab muddo toddobaad ah gubaya beero iyo guryo

Beeraleyda deegaanno ka tirsan gobolka Awdal ayaa khasaara xoog leh uu kasoo gaaray dab gubay guryo ay ku noolaayeen iyo dalagyadii ay ku...

Caweyska Washington: Loollankii Fanka iyo Sirdoonkii Dalka

Caweyska Washington: Loollankii Fanka iyo Sirdoonkii Dalka Washington — Barnaamijka Caweyska Washington waxaad toddobkaan ku maqli doontaan wareysi uu barnaamijka siiyay Cabdiraxmaan Cumar Warsame...

Faaqidaadda: Tahriibka dhallinyarada iyo doorka shaqo la’aanta

Faaqidaadda: Tahriibka dhallinyarada iyo doorka shaqo la’aanta Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay tahriibka dhallinyarada iyo doorka ay shaqo la’aantu ku...

Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay Xudur

Xudur —  Dagaal culus oo shalay ka dhacay magaalada Xuddur ee gobolka Bakool, kaasi oo u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa Al-Shabaab, ayaa waxaa...

Abiy Ahmed iyo Xasan Sheekh oo wada-hadallo ku yeeshay Muqdisho

Muqdisho —  Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, ayaa Khamiista maanta ah gaaray Muqdisho si uu wadahadallo ula yeesho Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, kuwaas...

Qoor Qoor oo sheegay in ay qabanayaan doorasho qof iyo cod ah

Dhuusamareeb —  Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), oo faahfaahin ka bixiyay dagaalka uu maamulkiisu kula jiro kooxda Al-Shabaab, ayaa sheegay in ay...

Recent articles

spot_img