25.1 C
Mogadishu

Tag: iyo

Fidan oo war ka soo saaray wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya

Ankara —  Dowladda Turkiga ayaa shaacisay qaab cusub oo ay u wajaheyso wada-hadallada ay ku dhex-dhexaadineyso Soomaaliya iyo Itoobiya kadib markii ay fashilmeen wareeggii...

Wareegii 3-aad ee wada-hadallada Soomaaliya iyo Ethiopia oo baaqday

Ankara —  Waxaa baaqday wareegii 3-aad ee shirka lagu dhex-dhexaadinayo dalalka Ethiopia iyo Soomaaliya, kaasi oo la filayay in berri uu ka furmo magaalada...

ILEYSKA VOA: Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya iyo yabooha Jabuuti

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiisadda ka dhex-oogan dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya, iyo yabooha dekadda ay Jabuuti ay u...

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey...

Faaqidaadda: Ciidamada Itoobiya iyo Aragtida Shacabka Bakool

Xudur —  Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay falcelintii dadka reer Bakool iyo joogitaanka ciidamada Ethiopia ee gobolkaas, kuwaas oo Dowladda Federaalka...

Maxaa lagu xaliyey khilaafkii Dowladda Federaalka iyo Koonfur Galbeed?

Baydhaba —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Baydhaba ee xarun KMG ah ee maamulka Koonfur...

Shir ku saabsan amniga iyo isbeddelka cimilada oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho —  Shir looga hadlayo arrimaha amniga iyo is-baddelka cimilada ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.Shirkan oo uu soo agaasimay Xafiiska Amniga Qaranka ayaa...

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey...

Wararki ugu danbeeyay ee Gaza iyo Daanta Galbeed

Ciidamada Isra’il ayaa Jimcihi shalay sii waday duqeymaha cirka ah ee ay ka wadaan Marinka Gaza, iyada oo dhanka kalana ay rabshado khasaaro...

Xasan Sheekh iyo Xi oo isku raacay xoojinta xiriirka labada dal

Beijing —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wada-hadallo laba geesood ah kula yeeshay magaalada Beijing madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, sida ay sheegeen...

Madaxweyne Xasan iyo Josep Borrell oo wada-hadallo yeeshay

Beijing —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefonka kula hadlay madaxweyne ku-xigeenka Midoowga Yurub ahna madaxa arrimaha siyaasadda iyo amniga Josep Borrell,...

ILEYSKA VOA: Wararkii ugu dambeeyey xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

Muqdisho —  Barnaamijkii Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay khilaafka ka dhex taagan Soomaaliya iyo Ethiopia, keenista ciidamo ka socda Masar, iyo...

Recent articles

spot_img