More

    Tag: Hoose

    Khamiis, May 22, 2025-In ka badan 48 xubnood oo Al-shabaab looga dilay howlgal ka dhacay gobolka Jubbada Hoose

    Khamiis, May 22, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab oo garab ka helaya kuwa Daraawiishta Jubbaland ayaa howlgal...

    Saddex qof oo biyo la’aan darteed ugu dhintay Jubada Hoose

    Kismaayo —  Deegaanada Jubada Hoose qaarkood ayaa waxaa laga soo sheegayaa in ay ka jirto biyo la’aan baahsan, taasi oo saameyn ku yeelatay dadka...

    Guddoomiyaha Shabelaha Hoose oo booqday barakacayaasha Afgooye

    Mas'uuliyiin katirsan aamulka Koofur-galbeed iyo Dowlada Federalka ee Soomaaliya ayaa booqday qoysas barakacayaal ah oo ku nool deegaanka Tawakal ee degmada Afgooye. Mas'uuliyiinta ayaa...