More

    Tag: hindise

    Baarlamanka Soomaaliya oo ansixiyey hindise sharciyeedka ururada iyo axsaabta

    Muqdisho —  Xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa fadhi ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay si aqlabiyad leh ku ansixiyeen hindise sharciyeedka...

    Baarlamanka Soomaaliya oo ansixiyey hindise sharciyeedyo la xiriira doorashada

    Muqdisho —  Fadhi wadajir ah oo ay maanta yeesheen labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya ayey ku ansixiyeen saddex hinidese sharciyeed oo kala ah hindise...

    Golaha Shacabka oo ansixiyey hindise sharciyeedyo la xiriira beeraha

    Muqdisho —  Xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey laba hindise sharciyeed oo muhiim u ah wasaaradda beeraha iyo guud ahaan beeraleyda Soomaaliyeed.Hndise sharciyeedyadaasi ayaa...

    Wareysi: Hindise ay kasoo shaqeysay Soomaaliya oo lagu meel mariyey Shirka Caafmaadka Adduunka

    Geneva —  Shirweynaha Caafimaadka Adduunka ee ka socda magaalada Geneva, Switzerland ayaa ansixiyey qaraar ay kasoo shaqaysay dawladda Soomaaliya oo ay sidoo kale iskaashi...