More

    Tag: gargaarka

    Talaado, Apr 1 , 2025-Hoos u dhaca ku yimid gargaarka bini’aadantinimo oo halis gelinaya nolasha carruurta Soomaaliyeed

    Talaado, April 1, 2025 (HOL) - Warbixin cusub oo ay soo saartay Kooxda Farsamada ee Qiimaynta Xaaladda Cuntada iyo Nafaqada (IPC Technical Working...

    Koonfur-galbeed oo damaanad qaaday ilaalinta gargaarka

    Baydhaba —  Madaxweynaha Maamul-goboleedka Koonfur-galbeed ee Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Sabtidii saxiixay Sharciga Ilaalinta Gargaarka Bani’aadannimada. Sharcigaan ayaa maamulka sheegay inuu damaanad qaadayo...

    Kismaayo: Dadaallo looga hortagayo in la musuqo gargaarka bani’aadanimo

    Kismaayo —  Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka socda dadaallo la doonayo in looga hortago in la leexsado ama la musuq-maasuqo sahayda gargaarka bani’aadanimada ee...