22.8 C
New York

Koonfur-galbeed oo damaanad qaaday ilaalinta gargaarka

Published:

[ad_1]

Baydhaba — 
Madaxweynaha Maamul-goboleedka Koonfur-galbeed ee Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Sabtidii saxiixay Sharciga Ilaalinta Gargaarka Bani’aadannimada.
Sharcigaan ayaa maamulka sheegay inuu damaanad qaadayo in gargaarka si sax ah u gaaro dadka uu baahan yahay ee loogu talagalay, wuxuuna ka hortagayaa in la leexsado ama la musuqmaasuqo kaalmada bani’aadannimo.
Faahfaahinta warkan waxaa Baydhabo kasoo diray Muqtaar Maxamed Catoosh.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img