More

    Tag: ganacsatada

    Ganacsatada oo dib ugu laabanaya Suuqa Idaacadda ee Hargeysa

    Hargeysa —  Qaar ka mid ah dadkii ku ganacsan jiray Suuqa Idaacadda ee magaalada Hargeysa ee dhawaan gubtay ayaa bilaabay in ay si iskood...

    Talaado, Jan 21, 2025-NISA oo ganacsatada, dallaalliinta, iyo darawallada gaadiidka uga digtay inay u dhego-nuglaadaan amarada Alshabaab

    NISA oo ganacsatada, dallaalliinta, iyo darawallada gaadiidka uga digtay inay u dhego-nuglaadaan amarada Alshabaab ...

    Ganacsatada gaadiidka shidaalka Puntland oo shaqa joojin sameeyay

    Boosaaso —  Gacansatada leh gaadiidka booyahada shidaalka rara ee isaga kala goosha gobollada Puntland iyo deegaannada kale ee Soomaaliya ayaa cabasho ka muujiyay, canshuur...

    Xamza oo ganacsatada ugu baaqay in ay hubka u qaataan Al-Shabaab

    Muqdisho —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ku booriyay ganacsatada Soomaaliyeed inay hubka qaataan oo ay iska dhiciyaan kooxda Al-Shabaab halkii ay ka bixin lahaayeen...

    Al-Shabaab oo kordhisay beegsiga ganacsatada Muqdisho

    Muqdisho —  Maleeshiyada ururka al-Shabaab ayaa kordhiyay dilalka qorsheysan ee ay ka gaysanayaan magaalada Muqdisho. Saddex qof oo ganacsata ah ayey kooxdu shalay ku...

    Sababaha keenay in ganacsatada Muqdisho ay xiraan goobaha ganacsiga

    Waxaa inta badan xiran goobaha ganacsiga ee magaalada Muqdisho. VOA oo tagtay suuqa Bakaaraha iyo waddada Makka Al Mukarama ayaa soo aragtay goobaha...

    Ganacsatada Muqdisho oo ka cabanaya lacago ka baxsan cashuurta oo looga qaado dekeda Muqdisho

    Ganacsatada Muqdisho oo ka cabanaya lacago ka baxsan cashuurta oo looga qaado dekeda Muqdisho Read More

    Wareysi: Caqabadaha ay wajahaan ganacsatada xoolaha Soomaaliya

    Nairobi —  Xoolaha nool ayaa wali ka mid ah ilaha dhaqaale ee ugu muhiimsan Soomaaliya.Soomaaliya ayaa sannad walbaa boqollaal kun oo xoolo ah u...