25.2 C
Mogadishu

Tag: Federaalka

Madaxweynaha Puntland oo eedo horleh u jeediyay dowladda federaalka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa dowladda federaalka ku eedeyay in aysan ku taagneyn sida uu hadalka u dhigay sharciga iyo...

Maxaa lagu xaliyey khilaafkii Dowladda Federaalka iyo Koonfur Galbeed?

Baydhaba —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Baydhaba ee xarun KMG ah ee maamulka Koonfur...

Dowladda Federaalka oo war ka soo saartay hub lagu qabsaday Caabduwaaq

Caabudwaaq —  Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hub si sharcidarro ah dalka looga soo geliyey dhinaca Itoobiya oo ay qabatay, isla markaana ay galbinayeen...

James Swan oo Deni kala hadlay khilaafka Dowladda Federaalka

Garoowe —  Madaxweynaha Puntland iyo wafdi ka socday Qaramada Midoobe ayaa ku kulmay magaalada Garoowe iyagoo ka wada hadlay arrimo badan oo ay ka...

Puntland oo beenisay duqeyn ay sheegatay dowladda federaalka

Garoowe —  Maamulka Puntland ayaa qoraal u soo saaray ku sheegay inaysan jirin weerar ay ciidamo ka tirsan dowladda dhexe ee Soomaaliya ay ka...

Deni oo ku baaqay wadahadal xilli uu khilaaf kala dhaxeeyo federaalka

Garoowe —  Madaxweyne dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni, oo shalay ka hadlayay munaasabadda xiritaanka shirka jiheynta xukuumadda Puntland, ayaa ku baaqay in la...

Ileyska VOA: Dowladda Federaalka oo duulaan cusub ku qaadaysa Al-Shabaab

Muqdisho —  Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dowladda federaalka Somaaliya oo qorsheyneysa inay duulaan cusub ku qaado maleeshiyada Al-Shabaab kadib...

Recent articles

spot_img