War murtiyeed ka soo baxay Midowga Africa ayaa lagu sheegey inuu Midawga Afrika soo dhoweynayo sameynta howlgal qaabilsan dhinaca xasilinta oo loo bixiyey...
Caasimadda dalka Faransiiska ee Paris waxaa ka socda ciyaarihii Olombikada (Olympics), kuwaas oo sannadkan ku soo beegmay, xilli ay caalamka ka jiraan xiisado...
Golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa dood adag ka yeeshay hubkii dhowaan dowladda Soomaaliya ay sheegtay in si sharcidarro ah dalka looga soo...
Asmara —
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar aan la shaacin galabta ku tagay magaalada Asmara ee dalka Eritrea, oo xulufo dhow ay...
Muqdisho —
Soomaaliya ayaa dirtay wasiirka Arrimaha Dibedda Axmed Macallin Fiqi oo maanta u safray Turkiga, waxaana la sheegayaa in Addis Ababa ay iyaduna...
Muqdisho —
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay xiisadda u dhexysa Ethiopia iyo Soomaaliya ayaa sheegay in Addis Ababa aysan isku heysanin in ay marin...
Gobollada iyo degmooyinka Somaliland waxaa si balaadhan looga xusay sanad guuradda 33-aad ee ka soo wareegtay maalintii ay Somaliland ku dhawaaqday in ay...