More

    Tag: dhul

    Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori

    HARGEYSA — Somaliland ayaa Isniintii shalay dib u furtay dhul daaqsimeedka seeraha Banka Aroori ee gobolka Togdheer.Seerahaan ayaa waxaa ka faa’iideysan doona xoolo...

    Hormuud Salaam Foundation oo dhul ugu deeqday dad barakac ah

    Muqdisho —  Hay'adda samafalka maxalliga ah ee Hormuud Salam Foundation ayaa sheegtay in ay dhawaan ku deeqday dhul lagu deegaameyn doono dad ku barakacay...

    Fiqi oo joogista ciidamada Itoobiya la xiriiriyey dhul qabsi

    New York —  Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Itoobiya in ay u dhaqantay si ka baxshan shuruudaha howlaha nabad ilaalinta ee Soomaaliya ee...