More

    Tag: dhoweeyey

    Cabdiraxmaan Cirro oo soo dhoweeyey baaqii Saciid Deni

    Hargeysa —  Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro, ayaa soo dhoweeyay baaqii nabadeed ee dhowaan uu soo jeediyay madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, kaasoo ku saabsan...

    Mareykanka oo soo dhoweeyey heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya

    Ankara —  Mareykanka ayaa Khamiistii sheegay inuu soo dhaweynayo heshiiska ay Soomaaliya iyo Itoobiya ku gaareen in lagu soo afjaro xiisadda gobolka ee ka...

    Munaasabad lagu soo dhoweeyey markabka Oruç Reis oo ka dhacday Muqdisho

    Muqdisho —  Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay munaasabad isugu jirta soo dhoweyn iyo daahfur loo sameeyay markabka Turkiga ee shidaal sahminta ka billaabaya...

    Fanaanadda Hibo Nuura oo si weyn loogu soo dhoweeyey Hargeysa

    Hargeysa —  Magaaladda Hargaysa waxaa si weyn loogu soo dhoweeyey hobolladda Hiba Maxamed (Hiba-Nuura), oo ka mid ahayd hobolladii Waabari ee Soomaaliya.Hiba Nuura ayaa...