More

    Tag: dhigay

    Khamiis, Feb 6 , 2025-Howlgalka AUSSOM oo gacanta kusoo dhigay hub iyo rag lagu tuhmaayo Al shabaabnimo

    Howlgalka AUSSOM oo gacanta kusoo dhigay hub iyo rag lagu tuhmaayo Al shabaabnimo ...

    Beelo ku dagaalamay Mudug oo ciidamo la kala dhex dhigay

    Gaalkacyo —  Dowlad goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa sheegay in ay ku heshiiyeen in ay ciidamo kala dhex dhigaan, malleeshiyo beeleed maalmahan isku dilayay...

    Shirkii Golaha Wadatashiga oo dib loo dhigay ayadoo aan lagu heshiin

    Muqdisho —  Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa shalay gelinkii dambe shaaciyay in dib la isugu soo laaban doono shirkii Golaha Wadatashiga...

    Ileyska VOA: Maxaa Beledweyne ka dhigay bartilmaameedka labaad Al-Shabaab?

    Ileyska VOA: Maxaa Beledweyne ka dhigay bartilmaameedka labaad Al-Shabaab? Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sababta Al-Shabaab ay Beledweyne uga dhigteen...

    Beelo ku dagaallamay Wanlaweyn oo xabbad-joojin la dhex dhigay

    Beelo ku dagaallamay Wanlaweyn oo xabbad-joojin la dhex dhigay Read More

    Heshiis la dhex dhigay beelo ku dagaallamay Diinsoor

    Baydhaba —  Wasaarada Arimaha Gudaha Maamulka goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegtay inay heshiis kala dhex dhigtay beelo wada daga Degmada Diinsoor oo dagaallo u...