More

    Tag: culus

    Dagaallo culus oo maanta ka dhacay qeybo ka mid ah Sh/Dhexe

    Jowhar —  Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa maanta weeraray deegaannada Alkowsar iyo Cadow Gurey, oo ka kala tirsan gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, halkaasi oo dagaal...

    Dowladda oo sheegatay dilka 130 Al-Shabaab ah kadib dagaal culus

    Jowhar —  Al-Shabaab ayaa saaka waaberigii weerar culus ku qaaday saldhigyo ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda iyo xoogagga deegaanka ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Dagaallada...

    Dagaal culus oo maalinkii labaad ka socda Hiiraan

    Halgan —  Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda oo kaashanaya xoogagga dadka degaanka iyo kooxda Al-Shabaab uu...

    Puntland oo eedeyn culus u jeedisay DFS iyo jawaabta dowladda

    Garoowe —  Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ku eedaysay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay dhaqaalo ku bixinayso in ay burburiso deganaashaha gobolka. Labada dhinac ayaa waxaa muddo...

    Askarigii ka hortagay in khasaare culus ka dhasho weerarkii Xabsiga Dhexe

    Muqdisho —  13-kii bishan ayaa maxaabiis u xkuman dabiyo la xiriira argagixisannimo ay isku dayeen inay ka baxsadaan xabsiga dhexe ee Muqdisho iyaga oo...

    Galmudug oo ka hadasha dagaal culus oo ka dhacay Ceeldheer, wareysi

    Wararka ka imaanaya magaalada Ceel-Dheer ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saaka uu halkaasi dagaal qaraar ku dhexmaray malayshiyada Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda...

    Dowladda Soomaaliya oo ka digtay duufaan culus

    Muqdisho —  Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee Soomaaliya ayaa ka digtay duufaaan culus oo loogu magac daray Lauly oo ay sheegtay inay ku soo...

    Mahad Waasuge: Arrinta ugu culus ee hortaalla dowladda waa maareynta doorashada dowlad-goboleedyada

    Mahad Waasuge: Arrinta ugu culus ee hortaalla dowladda waa maareynta doorashada dowlad-goboleedyada Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka oo...