More

    Tag: cimilada

    Dadaallo ku aadan isbeddelka cimilada oo ka socda Boorama

    Boorama —  Dadaallo ku aaddan ka-hortagga khasaaraha ay keenaan fatahaadaha roobabka iyo abaaraha ayaa ka socda magaalada Boorama ee gobolka Awdal. Kulamada ayaa sidoo kale...

    Wareysi: Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Soomaaliya

    New York —  Magaalada New York waxaa ka soconaya shirweynaha Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, kaasi oo Talaadadii shalay ay si rasmi ah u...

    Shir ku saabsan amniga iyo isbeddelka cimilada oo ka furmay Muqdisho

    Muqdisho —  Shir looga hadlayo arrimaha amniga iyo is-baddelka cimilada ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.Shirkan oo uu soo agaasimay Xafiiska Amniga Qaranka ayaa...

    Kumannaan qoys oo isbaddalka cimilada ugu barakacay Somaliland

    Wasaaradda Deegaanka Somaliland ayaa sheegtay in dhibaatooyin ka dhashay isbaddalka cimmilada dartood ay sababeen, in kumannaan qoys ay ku barakacaan gudaha Somaliland.Wasaaraddu waxay...

    Wareysi: Qeyla-dhaanta caalamka ee isbedelka cimilada Soomaaliya

    Washington —  Isbedelka Cimilada ayaa Soomaali ku leh saameyn dhan kastaba leh, waxaana jira dhibaatooyin ka dhasho oo ay ka yihiin fatahaadaha, abaaraha iyo...

    Xagge ayay Soomaaliya kaga jirto saamaynta dhaqaale ee isbedelka cimilada?

    Washington —  Isbedelka Cimilada ayaa ka sokow saamaynta uu deegaanka ku yeeshay waxaa jira saamayn ballaaran oo uu ku yeeshay dhinaca dhaqaalaha, taas oo...

    Galka Baarista: Halista Soomaaliya uga imaneysa isbeddelka cimilada

    Muqdisho —  Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay halista Soomaaliya ay wajaheyso ee ka imaneysa isbeddelka cimilada iyo qodobada aas-aaska u...

    Bandhigga VOA: Saameynta isbeddelka cimilada ee Geeska Afrika

    Bandhigga VOA: Saameynta isbeddelka cimilada ee Geeska Afrika Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay saameynta isbeddelka cimilada uu ku yeeshay dalalka...