Gaalkacyo —
Dowlad goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa sheegay in ay ku heshiiyeen in ay ciidamo kala dhex dhigaan, malleeshiyo beeleed maalmahan isku dilayay...
War murtiyeed ka soo baxay Midowga Africa ayaa lagu sheegey inuu Midawga Afrika soo dhoweynayo sameynta howlgal qaabilsan dhinaca xasilinta oo loo bixiyey...
Dowlad Goboleedka Koofur-galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegay, in boqollaal ka mid ah ciidamada gobolka Shabeellaha Hoose loo billaabay tababar lagu xoojinayo tayada ciidamada.
Tababarka...
Ankara —
Turkiga ayaa qorsheynaya inuu ciidamo u diro Soomaaliya, iyada oo uu madaxweynaha dalkaasi baarlamaankiisa ka codsaday in ay meel-mariyaan.La-taliyaha Amniga Qaranka Madaxweynaha...