20.8 C
New York

Turkiga ‘oo qorsheynaya inuu ciidamo u diro’ Soomaaliya

Published:


Ankara — 
Turkiga ayaa qorsheynaya inuu ciidamo u diro Soomaaliya, iyada oo uu madaxweynaha dalkaasi baarlamaankiisa ka codsaday in ay meel-mariyaan.La-taliyaha Amniga Qaranka Madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Sheekh Cali, oo nagu soo booqday xarunta VOA ee Washington, ayaa Haaruun Macruuf uga warramay arrintaas iyo hubkii lagu boobay Caabudwaaq ee la sheegay inuu ka yimid dhanka Itoobiya.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img