More

    Tag: beenisay

    Jubaland oo beenisay eedeyn ka timid Dowladda Federaalka

    Kismaayo —  Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa beenisay eedii Dowladda Federaalka ee ahayd in diyaarado hub sida ay ka dageen Kismaayo, waxaana sidoo kale ay...

    Dowladda Soomaaliya oo beenisay in la hakiyey duulimaadyada Baydhaba

    Muqdisho —  Maareeyaha guud ee hay’adda duulista Soomaaliya Axmed Macallin ayaa u sheegay VOA in aysan jirin wax hakad ah oo ku yimid duulimaadyada...

    Soomaaliya oo beenisay in dal kale lagu wareejinayo maamulka hawada

    Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan suurta-gal aheyn in HAWADA dalka ay gacan kale u maamusho Soomaaliya, kadib markii ay soo baxeen...

    Jabuuti oo beenisay eedeyn uga timid madaxweyne Muuse Biixi

    Jabuuti —  Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa dhowaan ku eedeeyay dowladda Djibouti inay marti-gelisay Koox Jabhad ah oo sheegtay inay gobolka Awdal xoreynayso.Madaxweyne...

    Puntland oo beenisay duqeyn ay sheegatay dowladda federaalka

    Garoowe —  Maamulka Puntland ayaa qoraal u soo saaray ku sheegay inaysan jirin weerar ay ciidamo ka tirsan dowladda dhexe ee Soomaaliya ay ka...

    Dowladda Soomaaliya oo beenisay eedeyntii Amnesty

    Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa si adag u beenisay warbixin hay’adda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ay shalay ku sheegtay in duqeymo mataano ah...