25.6 C
Mogadishu

Tag: baaqay

- University of Oxford News - Physicists have directly observed a long-predicted quantum effect of gravity, putting one of Einsteinâs foundational ideas to a striking new test. Using ultracold atoms, researchers split an atomâs quantum wave so that...
Scientists discover a powerful new antivenom hidden in rattlesnake blood News Scientists are turning snakesâ own venom defenses into an antivenom that proved about 10 times more potent than a current treatment in laboratory tests. - Researchers discovered that...

Xamza oo ganacsatada ugu baaqay in ay hubka u qaataan Al-Shabaab

Muqdisho —  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ku booriyay ganacsatada Soomaaliyeed inay hubka qaataan oo ay iska dhiciyaan kooxda Al-Shabaab halkii ay ka bixin lahaayeen...

Axmed Madoobe oo wada-hadal loogu baaqay

Muqdisho —  Xilli Deegaanada Jubaland ay ka billawdeen doorashooyin gaar ah oo uu qabsanayo maamulka Jubaland ayaa waxaa isa soo taraya baaqyada ay soo...

Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay in ay sii dayso Calinuur Salaad

Muqdisho —  Ururrada xuquuqda aadanaha iyo hoggaamiyayaasha siyaasadda Soomaaliya qaarkood ayaa ugu baaqay mas’uuliyiinta dawadda federaalka in la sii daayo weriye Calinuur Salaad oo...

Odayaasha Koonfur Galbeed oo ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedyada

Baydhaba —  Odayaasha dhaqanka ee deegaannada maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedyada ka socda deegaanno ka mid ah gobollada...

Midowga Africa oo ku baaqay in aanan la dadajin bixitaanka ciidanka ATMIS 

Gollaha Amaanka ee Midowga Africa ayaa bayaan uu soo saaray shalay ku taageeray, in aan la de dejin bixitaanka ciidamada Midowga Africa ee...

Culumada oo ku baaqay in la qaboojiyo colaadda Galguduud

Nairobi —  Qaar ka mid ah culumaa'uddiinka Soomaalida ee ku dhaqan dalka Kenya ayaa baaq nabadeed u diray, beelaha Soomaaliyeed ee walaalaha ah ee...

Deni oo ku baaqay wadahadal xilli uu khilaaf kala dhaxeeyo federaalka

Garoowe —  Madaxweyne dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni, oo shalay ka hadlayay munaasabadda xiritaanka shirka jiheynta xukuumadda Puntland, ayaa ku baaqay in la...

Recent articles

spot_img